Hospital News

Lives Repaired

Fistula Hospital Borama - Hospital News

Written by Editor Monday, 13 July 2009 19:50

Fistula Hospital Borama

Bukaan ka bogsaday Xanuunka Fistula oo la sabotiyay iyo Kuwo cusub oo qaba xanuunkaas oo la keenay Cusbataalka Fistula Borama,Dadkaas waxa laga keenay K/Soomaliya waxaana keenay Hayada WoldVision
 
 

Fistula Hospital Borama

Fistula Hospital Borama - Hospital News

Written by Editor Sunday, 07 June 2009 22:17

Fistula Hospital

Dr. Ibrahim QawsMarar badan dalkeena ilmaha iyo hooyadiiba way isku dhintaan oo way israacaan. Waa arrin naxdinleh oo dalkeena ku badan. Waxaa kale oo Dr. Walhadfoosha adkaata ka yimaada, oo aan dhimashada waxba dhaamin, waa cudurka la yihdaa Fistula. Fistula waa dalool. Dumarka qaarkood markaa ay dhalmadu ku adkaato oo ay fooshu raagto, ilmuhuna soo bixi waayo, ayaa waxa iskufurma kaadi haysta iyo ilmomareenka. Markaa gabadhii ay taasi ku dhacdo kaadidu isma taagto ee way socotaa marwalba, habeen iyo dharaar.

 

WM Weekly

Web Marketing

Somaliland

Latest Articles: News and politics

Warkamaanta English

Somalia

Copyright © 2010 Warka Doorashada. All Rights Reserved.
Joomla! is Free Software released under the GNU/GPL License.