Golaha wasiiradda Cusub.
Written by Editor Wednesday, 28 July 2010 06:09
Somaliland - News and politics
Siilanayo oo magaacabay golihiisii wasiiradda.
Hageysa, (Warkamaanta) July 28, 2010 -Madaxweyne dhawaan la doortay ayaa saaka magaacabay shir jaraa,idna ku qabtay caasimada Jamuuriyada Somaliland xarunteeda Hargeysa kuna dhawaaqay xubnaha golihiisa wasiiradda oo ka kooban dhawr iyo labaatan xubnood.
Liiska golaha wasiirada xukuumada cusub ayaa waxay noqonayaan inkasta aytira tira ahaan ka yartahay golahiisa wasiiradu dowladii isaga ka horaysay ee u hogaamiyaha ka ahaa Daahir Riyaale Kaahin kana badan intii ay soo gudbiyee gudidii tala bixinta ee uumagacaabay Madaxweyne siilaanyo iyo intii ay ka sugayeen shacabka Jamuuriyada Somaliland oo hayd 18 Wasiir isku sooduuboo waasidatan golaha wasiirada cusubi.
1. Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar – Wasiirka Arimaha Dibedda & Xidhiidhka Caalamiga Ah.
2. Dr. Maxamed Cabdi Gaboose – Wasiirka Arimaha Gudaha.
3. Eng. Maxamed Xaashi Cilmi – Wasiirka Maaliyadda.
4. Dr. Sacad Cali Shire – Wasiirka Qorshaynta & Horumarinta
5. Xusseen Axmed Caydiid – Wasiirka Hawlaha Guud & Gaadiidka
6. Samsam Cabdi Aadan – Wasiirka Waxbarashada &. Tacliinta Sare.
7. Dr. Xuseen Axmed Maxamed – Wasiirka Caafimaadka
8. Axmed X. Cali Cadami – Wasiirka Gaashaandhiga
9. Cabdirisaaq Khaliif Axmed – Wasiirka Ganacsiga & Dalxiiska
10. Dr. Axmed Xaaji Oday – Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Deegaanka & Horumarinta Reer Miyiga
11. Cabdirisaaq Ibraahin maxamed – Wasiirka Boosaha & Isgaadhsiinta
12. Prof. Ismaaciil Muumin Aar – Wasiirka Caddaalada & Garsoorka
13. Sh. Khaliil C/Laahi Axmed – Wasiirka Diinta & Awqaafta
14. Ilhaan Maxamed Jaamac – Wasiirka Shaqada & Arimaha Bulshada
15. Dr. Maxamed Yaasiin Xasan – Wasiirka Kaluumaysiga, Khayraadka Badda & Maamulka Dekedaha
16. Dr. Xusseen Cabdi Ducaale – Wasiirka Macdanta, Biyaha & Tamarta.
17. Maxamed Xaashi Magan – Wasiirka Dhalinyarada, Ciyaaraha & Dhaqanka
18. Prof. Faarax Cilmi Maxamed – Wasiirka Beeraha.
19. Maxamuud Xaashi Cabdi – Wasiirka Duulista & Hawada
20. Cabdilaahi Jaamac Cismaan Geeljire – Wasiirka Warfaafinta
21. Cali Xaamud jibriil – Wasiir ku Xigeenka waxbarashada & Tacliinta sare
22. Maxamed Yoonis Cawaale – Wasiir Ku Xigeenka Arimaha Dibeda
23. Cismaan Garaad Soofe – Wasiir Ku Xigeenka Arimaha Gudaha.
25. Warsame Siciid Cabdi – Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Maaliyadda
26. Nimco Xusseen Qawdhan – Wasiir Ku Xigeenka Caafimaadka.

