Welcome to Warkamaanta
Komishanka Doorashooyinka.
Wednesday, 10 March 2010 06:31
Kaadhadh Cusub Oo Dib Loo Qaybinayo.
(Warkamaanta)March 10, 2010. Komishanka Doorashooyinka oo cadeeyay kaadhadhka cusub ee lagu gali doono doorashada. Isla markaana sheegay inay daruuri noqotay in kaadhadh cusub la sameey, soona bandhigay khaladaadkii diiwaan galintii hore ka yimid.
Waran Cadde.
Wednesday, 10 March 2010 06:45
Waran Cadde Oo U Diiday UNDP Mashruuc Ay Ku Hagaajinayeen Airport Hargaysa.
(warkamaanta) March 10, 2010. "Dhinaca kale waxa la sheegayaa in wasiirku uu aad uga xanaaqay hay’adda UNDP kadib markii ay bixisay qandaraaska dayrka loogu dhisayo madaarka xili uu Wasiirku dalka ka maqnaa."
Parental Responsibility.
Wednesday, 10 March 2010 07:17
"Ninkii tiisaba daryeela tu kale ku dara"
(Warkamaanta) March 10, 2010. "Hundreds of faithful and diligent Somali wives were deserted by their beloved husbands who gave up their moral and familial responsibilities and failed to lend a helping hand in bringing up their children and giving them a family atmosphere."
Magaalada Muqdisho.
Wednesday, 10 March 2010 07:11
Dowlada Somalia Oo Doonaya Inay Muqdisho Gacan Ku Dhigaan.
(Warkamaanta)March 10, 2010. "” Waa arrin run ahaantii aannu gacan ka geysan karno, ilaa heer, in dawladda federaaliga ahi ay gacanta ku wada dhigto dhammaan magaalada Muqdishu, iyada oo la kaashanaysa ciidamada AMISOM iyo meelo kaleba”ayuu yiri Generaal William Ward."
Taliska Booliska.
Wednesday, 10 March 2010 07:32
Ciidanka Gobolka Banaadir Oo Guulo Sheegtay?
(Warkamaanta) March 10, 2010. "Saakay ayuu sheegay in kooxaha dowladda kasoo horjeeda ay soo weerareen laakiin ay iska dhiciyeen oo ay xittaa ka ceyrsadeen halkii markii hore ay kusugnaayeen isla markaasina degmada Kaaraan ay geeyeen."
Dagaalkii Saaka.
Wednesday, 10 March 2010 07:43
Khasaaraha Ka Dhashay Dagaalkii Saaka Ka Dhacay Muqdishu.
(Warkamaanta) March 10, 2010. "Waxaa sii kordhaaya khasaaraha ka dhashay dagaaladdi saaka waaberigi ee ka dhacay magaaladda Muqdisho ee u dhaxeeyey Ciidamada DFKM ah iyo Xoogaga Mucaaradka ee kasoo horjeeda."
Kaadhadh Cusub.
Tuesday, 09 March 2010 08:24
Kaadhadhka Cusub Ee Doorashada.
(Warkamaanta) March 09, 2010. "“Waxaanu Kaadhadhkan u samaynaynaa si loo helo Doorasho xor iyo xalaal ah waxa daruuri noqotay in la helo Kaadhadh cusub, waxaana samaynta Kaadhadhka u tartamay Shirkado kala duwan oo ay ku jiraan kuwo Somaliland laga leeyahay, hase ahaatee waxa ku guulaystay Shirkad Ajaanib ah.” ayuu yidhi Afhayeenku.
More Articles...
Page 1 of 75
«StartPrev12345678910NextEnd»UCID On Twitter
-
I am back home. And every where I look the people are yearning for a change for the better. This dark hour in the nation's history will end
- Follow On Twitter
WM Weekly
- Part Fourteenth: 1969 Military Coup in Somalia
- Part Thirteenth: 1969 Military Coup in Somalia
- Part Twelve: 1969 Military Coup in Somalia
- Part Eleventh: 1969 Military Coup in Somalia
- Part Ten: 1969 Military Coup in Somalia
- Part Nine: 1969 Military Coup in Somalia
- Part Eight 1969 Military Coup in Somalia
- Islamic Kamikaze
- The Long March of Ashabaab
- Part VII 1969 Military Coup in Somalia By Dr. M. Rashid
Warka UCID
- Dr. Maxamed Rashid oo Dalka Dib ugu soo laabtay
- Warsaxaafadeed.
- Faysal oo Beeniyay Hadalo laga Been abuuray
- Qorshe Sir Ah!
- Eed Culus.
- Dr. Maxamed Rashid iyo Kulankii London ee Dhalinyarada Reer Awdal
- UCID Responds
- Xaflad Balaadhan.
- waftigii UCID.
- Safarkii Murashaxa Madaxweyne-ku-xigeenka UCID ee Belguim

